biilo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-iishay, -iilatay)

Lacag biil ka dhigasho; masruufasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biilo

biilasho [m.f.dh]
eeg biilo.

qabiilo [m.dh]
ld qabiil.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg