Biir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nooc khamriga ka mid ah oo aan alkolo badan lahayn.

Biir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Neef sun ah oo ur gaar ah leh oo ceelasha aan muddo laga cabin marmar yeeshaan. 2. Wax aad u khamiiray. 3. Caano aad u dhanaan.

Biir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax intay ahaayeen ka badasho. 2. Ku b.: wax tiradooda kordhin. 3. Ku b.: cid ka mid noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biir

laag | tacbiir | tadbiir | ambiiro | bambiiro | beergooyo | biire |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg