Biirjeex

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Qof aan dhibta ka waaban; qof firfircoon oo aan halista ka waaban. ld birjeex.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biirjeex

biirjeexnimo | birjeex |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg