biirqoolan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Qof la biirqoolay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biirqoolan ↴
biirqoolnaan [m.f.dh]
eeg biirqoolan. ld biirqoolnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg