Biirsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Wax biiray noqosho.

Biirsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax biiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biirsan

biirsamid | biirsanaan | biirsanaansho | gundhigo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg