biirso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax la kaydinayo hadba in ku kordhisasho..

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biirso

biirsasho [m.f.dh]
eeg biirso. ld biirsad, biirsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg