biish-bidooh
(m.l) (-hyo, m.dh)

ld dooh-bibanji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biish-bidooh

dooh-bibanji [m.l]
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac laba dhibcood ku leh, dhinacna shan. ld banji-bidooh, biish-bidooh, dooh-bibbiish.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg