Biixiweyn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(c.nafl.) Lafdhabarleyda berriga ku nool, addimadooda dambe (kubka), labadiisa lafood tan weyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biixiweyn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg