bikil
(m.l)

Inta weel qaado; mug.

bikil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)

Weel inta uu qaado ku shubid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bikil

bikilan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Weel wax buuxsamay noqosho.

bikilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Weel wax la bikilay ahaansho.

bikilid [m.f.dh]
eeg bikil².

bikilmid [m.f.dh]
eeg bikilan¹.

bikilnaan [m.f.dh]
eeg bikilan². ld bikilnaansho.

bikilnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bikilnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg