bilaash
(m.l)

1. Wax aan waxtar la ahayn. 2. Wax shuruud la'aan ama lacag la'aan lagu helo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bilaash

saabbilaash [m.l]
Saab weyn oo alaabta lagu rito. saab

xabaalbilaash [m.dh]
Iilka maahane xabaasha inteeda kale.

bilaashxeyte [m.l]
Qof isu muujiya inuu awood u leeyahay wax uusan karti u lahayn.

dallacbilaash [m.l]
Suugo aan hilib lahayn.

hawaawirid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Xabbado bilaash u ridid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg