Bilcan

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Haweeney la guursaday. ld bilcaan.


Bilcan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Bilcan ka dhigid; guursasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bilcan

bilcaan | bilcamid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg