Bildayaxeed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lal ..., m.l)

(c.fal.) Waqtiga uu dayaxu wareeg buuxa ku sameeyo dhulka, waqtigaas oo u dhexeeya bil cusub ilaa bil cusub; waana ugu dhawaan 29.5 maalmood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bildayaxeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg