Bilicsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax muuqaalkooda indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bilicsan

bilicsanaan | bilicsanaansho | falaxfalax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg