binii-aadan
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)ld banii-aadan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh binii-aadan ↴
banii-aadan [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Dadka Eebehay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. ld banii-aadmi, benii-aadan, benii-aadmi, binii-aadan.
banii-aadannimo [m.dh]
Banii-aadan ahaansho. ld benii-aadannimo, binii-aadannimo.
binii-aadannimo [m.dh]
ld banii-aadannimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg