Birdaawe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)

Weel fidsan oo bir ah, leh dheg la qabsado oo canjeerada iwm. lagu dubo; birlaxooxeed. ld birdaawo, birtaawe, birtaawo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birdaawe

birdaawo | birtaawe | birtaawo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg