Birdanab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Bir la aaminsanyahay in ay danabka la socota oo dhulka gasho waxay ku dhacdana disha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birdanab

danab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg