birikinnaas
(m.l)Qaylo iyo sawaxan ay carruurtu sameeyeen marka ay ciyaarayaan. ld biriwixid.
birikinnaas
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)ld biriwax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birikinnaas ↴
birikinnaasid [m.dh]
ld biriwixid.
biriwax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -wixi)
Qaylo iyo sawaxan samayn (caruur). ld birikinnaas².
biriwixid [m.f.dh]
eeg biriwax². ld birikinnaas¹, birikinnaasid, biriwax¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg