Birlabnimo-duleed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(jool., fiis.) Astaamaha birlabeed oo uu muujiyo dhulku, kuwaas oo dhulka keenay inuu noqdo birlab weyn oo labo cirif leh; waa sayniska barashada astaamooyinkaas.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birlabnimo-duleed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg