Birsol
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Neef xoolo ah oo la gowracay. 2. ld birsolid.
Birsol
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)La gawracay ahaansho (neef xoolaad).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birsol ↴
birsolid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg