bishkil
(m.l) (-llo, m.dh)Qori yar oo xalleefsan mayrax iwm oo dalool yar la agu gufeeyo. ld bishil¹.
bishkil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)Tigin ama qori yar oo wax ku shakarid, ku adkayn. ld bishil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bishkil ↴
bishil [m.l] (-llo, m.dh)
ld bishkil¹.
bishil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
ld bishkil².
bishilid [m.dh]
ld bishkilid.
bishkilid [m.f.dh]
eeg bishkil². ld bishilid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg