Bixitin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Tegidda meel laga tago iyadoo meel kale la aadayo. ld bixtimid.


Bixitin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

Qof meel u ambabixid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bixitin

bixitimid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg