Biyabbeel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. B. ah: badar la karinayo oo isaga oo aan weli bislaan biyihii ka dhammaadeen. 2. ld biyabbeelid.
Biyabbeel
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)Dheri karsamaya biyo ka dhamaasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyabbeel ↴
biyabbeelid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg