Biyabbiyow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Ku daridda badar lagu daro biya ka bateen noqosho. ld biyabbiyoobid.


Biyabbiyow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Wax biyo ka bateen noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyabbiyow

biyabbiyoobid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg