biyamar
(m.l) (-rro, m.dh)

Raadka uu roobka ku reebo meesha uu ku da'ay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyamar

biyamarin [m.dh]
Si xoog leh oo roob meel ugu da'o.

biyamaris [m.l]
Roob xoog leh oo biyihiisu daad soo rogaan.

biyamaris [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Biyo roob daad soo rogid.

daray [m.l] (daray, m.dh)
Geed weyn, ka baxa biyamareennada iyo qararka webiyada oo miro waaweyn, macaan oo la cuno leh; mukay.

moos [m.l] (-sas, m.l/-syo, m.dh)
1. Dhis dhoobo ama wax kale ah oo loogu talagalay inuu biyaha daadka ah celiyo. 2. Biyamareen yar oo daadka weeciya ama biyo fadhiya wada. 3. Cabbirka beeraha oo dhan jibaal afar meelood loo qaybiyey meel ahaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg