biyammaddaadshe
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-shayaal, m.l/dh)

B. ah: rati hayin ah oo carruurta iyo maqasha la saaro marka la guuro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyammaddaadshe

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg