biyayaro
(m.dh)

Meel aan biyo badan lahayn. ld biyayari, biyayarood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyayaro

biyayari [m.dh]
ld biyayaro.

biyayarood [m.l]
ld biyayaro.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg