Biyo-dhuleed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(jool.) Biyaha ku jira shirqadaha iyo jeexjeexyada yaryar ee dabaqadda carrada, kuwaas oo gala marka biyaha roobka oo ceelasha iyo ilaha sameeya ay hoos ugu dusayaan carrada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyo-dhuleed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg