Biyo-fadhis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)(juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, mararka qaarkoodna dhammaanteed ama qayb ka mid ah ayaa biyaha ka hooseeysa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyo-fadhis ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg