Bogcad
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga: (-dyo, m.dh)1. Dhasha fardaha iyo idaha inta aanay weli ababin. 2. Dhul yar oo bannaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bogcad ↴
biciid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg