Boodsol
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(juqr.) Nooc carro oo astaan u ah gobollada leh cimilada cirif-hoosaad, oo ah ka ay ka baxaan inta badan dhirta dabiiciga ah ee caleen irbadleyda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boodsol ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

