boolibabtaydh
(m.l) (-dhyo, m.dh)

(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka yimaada amiino asiidho isugu xidhmay dariiqadda xarfinta. B.adu waxay isugu xidhmaan si ay u sameeyaan borotiino.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boolibabtaydh

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg