boolixooftee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-teeyay, -teysay)

U b.: faan iyo hanjabaad cid u jeedin. ld boolaxooftee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boolixooftee

boolaxooftee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay,-teysay)
ld boolixooftee.

boolixooftayn [m.f.dh]
eeg boolixooftee. ld boolaxooftayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg