boolo
(m.dh)

Ciyaarta turubka, hadba marka la dheelayo haadka loo boqro. ld boolayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boolo ↴

ibadaboolo [m.dh]
ld ibadaboole. ibadaboole

boolaboolo [m.dh]
Shimbir dabaalata oo badanaa midabkeedu cadyahay. ld boolamboolo.

boolamboolo [m.dh]
ld boolaboolo.

boolayn [m.f.dh]
eeg boolee. ld boolo.

daboolo [m.dh]
ld daboole.

farankaboolo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Waraq boosto ee yar oo lagu dhejiyo baqshadaha dushooda.

gulukows [m.dh]
(kiim.) Sonkor badankeeda laga helo dhirta iyo xaywaanka. G.tu waa il ay tamar badan ka helaan noolayaashu. Sonkorta xilliga neefsashada waxa ku dhaca ogsidhayn taas oo soo saarta kaarboon laba ogsaydh leh, biyo iyo tamar. Dhirtu waxay ku heshaa g.ta habka footoosintasiska, waxaanay u keydsantaa istaarj ahaan, xayawaankana waxay uga timaadaa dheefshiidka ku dhaca dhaysakaraydhyada iyo boolosakraydh-yada, waxaanay u keydsantaa staarj xayawaan ahaan.

sabooloobid [m.dh]
ld saboolid.

saboolow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -oowday; -oobi)
ld sabool².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg