boongeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid herin ku darid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boongeli

boongelin [m.f.dh]
eeg boongeli. ld boongelis.

boongelis [m.l]
ld boongelin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg