Boor-kamakacdo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Haween isku darsatay caajisnimo iyo baalinnimo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boor-kamakacdo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg