boorayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

(dii.) Biyo la'aan awgeed xubnaha laga weyso qaato qaar ka mid ah (wejiga iyo gacmaha) ciid nadiif ah marin si cibaado loo guto; tayamum.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boorayso

booraysasho [m.f.dh]
eeg boorayso. ld booraysad, booraysi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg