boorimee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-meeyay, -meysay)

1. (f.g) Hogayn. 2. (f.g) wax si aan nidaamsanayn u qabin. 3. (f.mg) Cararid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boorimee

boorimeyn [m.f.dh]
eeg boorimee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg