boosto
(m.dh)

1. Maamul dawladeed oo ku jaadan waraaqaha, dhambaallada iwm oo la isu diro qaybintooda iyo isgaarsiintooda. 2. Xafiisyada iyo rugta hawlahaas lagu qabto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boosto

farankaboolo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Waraq boosto ee yar oo lagu dhejiyo baqshadaha dushooda.

subboosto [m.dh]
Dawo saxar-mareenka laga qaato.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg