Bootee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-teeyay, -taysay)U b.: faan iyo hanjabaad been ah cid u jeedin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bootee ↴
bootayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg