bootimaale
(m.l)Tartan lagu tartamo bootin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bootimaale ↴
bawne [m.l]
Nafley bakaylaha u eg, kase yar, qararka buuraha ku nool oo orod bootimaaleyn ah leh; dabariyaadle.
bootimaaleysad [m.l]
ld bootimaaleysasho.
bootimaaleysasho [m.f.dh]
eeg bootimaalayso. ld bootimaaleysad, bootimaaleysi.
bootimaaleysi [m.l]
ld bootimaaleysasho.
bootimaaleyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Tartan bootin ah ka qeybqaadasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg