booyaan
(m.l)

1. Hadal badan oo aan duluc lahayn. 2. ld booyaamid.

booyaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay, -aami)

Hadal badan oo aan duluc lahayn ku hadlid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh booyaan

booyaamid [m.f.dh]
eeg booyaan². ld booyaan¹ (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg