Boqnagoo
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-ooyay, -oysay)1. Qof luggoyn. 2. Nafley si loo curyaamiyo feyla jarid. ld boqnajar, boqongoo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boqnagoo ↴
boqnagooyo | boqnagoyn | boqnajar | boqongoo | boqongooyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg