Boqondhaw
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Geed digir meseggo imw oo soo fufay. 2. ld boqondhebid.
Boqondhaw
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dhebay, -dhawday; -dhebi)1. Boqongoyn (qof). 2. Dhir jirid ka jarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boqondhaw ↴
boqondhebid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg