Borojekshan-koombeed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(juqr.) Khariidad la soo saaro marka warqad koombo oo kale u samaysan lagu wareejiyo galoobka. Khariidadda waxaa lagu xardhaa koombada dusheeda, dabadeedna koombada waa la kala fidiyaa..

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga borojekshan-koombeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg