Boroolataariyad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(siyaa.) Dabaqadda shaqaale ee waddan oo qaata mushahar la xiriira wax qabadkooda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boroolataariyad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg