Borotoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)(kiim.) Saxar asaasi ah oo leh saldanab togan. B.nnadu waa iniin-bu\'eedyo laga helo dhammaan bu\'leyda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga borotoon ↴
kaaliyam | bu' | curiye | diyuuteeriyam | fallaadh-cireed | isku-god | niyuuratoon | saldanab | tiro atameed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg