bowdaqaawis
(m.l)

ld bowdaqaawin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bowdaqaawis

bowdaqaawin [m.f.dh]
eeg bowdaqaawi. ld bowdaqaawis.

dhoollatus [m.l]
1. Isu miciyalisashada awrta qooqan. 2. Xoogga cidi leedahay oo la soo bandhigo si cadowga loogu niyad jebiyo. 3. Fulabbajis; bowdaqaawis. 4. ld dhoollatusid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg