bowdlameer
(m.l)

Ood cusub oo la saaro bowd gaboobay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bowdlameer

bowdlameeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Bowd, bowdlameer u samayn.

bowdlameerin [m.f.dh]
eeg bowdlameeri.

bowdlameersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax bowdlameeri la mariyey ahaansho.

bowdlameersanaan [m.f.dh]
eeg bowdlameersan. ld bowdlameersa- naansho.

bowdlameersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bowdlameersanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg