bub
(m.dh)Cayaar u eg shaxda oo ay ciyaaraan laba qof ama ka badan; yib; shantarad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bub ↴
bubbucood [m.l] (-dyo, m.dh)
Dhul buurar ciid ah iyo geedo leh.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg