buco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-cday, -catay)Badar la dubay xamur noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buco ↴
bubbucood [m.l] (-dyo, m.dh)
Dhul buurar ciid ah iyo geedo leh.
bucasho [m.f.dh]
eeg buco.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg